Sidee loo badalaa macluumaadka aas aasiga ah ee FB?

Waa maxay macluumaad ka aas aasiga ah ee
FB
?
maclumaadka aas aasiga ahi waa xogta shakhsiyeed ee qofka taas oo dadka kalena uu lawadagi karo sida: (jinsiga, sida loo la soo xidhiidhi karo, xidhiidhada uu leeyahay, shaqada iyo waxbarashada).

sidee loo wax looga badala maclumadka shaqsiyeed?


  1. Bartaada Facebook - ga, gal timelinekaga
  2. sawirka daaha dushiisa dooro "UPDATE INFO"
  3. ka dib halkaas waxaad ka badali kartaa:
    • work and education: adigoo qoraya, halkaad ka shaqayso, halkaad kasoo shaqyasay, iyo schoolki ad ka baxday dugsi sare.
    • relationships and family: halkana waxaad ka badali karta cida aad xidhiidh la leedahay iyo xidhiidhka idinka dhexeya sida: xaaskaga, saxiibka ama saxibadaa, iwm. Sidoo kale waxaad halkan kusoo darsan karta xubno ka tirsan qoyskaaga adigoo xusayana xidhiidhka aad la leedahay. 
Relationships and Family

    • living: halkan waxaad ku qoraysaa magaalada aad ku nooshahay iyo taad ku dhalatay.
    • Basic information: waxay tani ka koobantahay taariikhda dhalashda, jinsiga, xalada xidhiidh, iyo aragtida diineed.
    • contact information: macluumaad ka lagaala xidhiidhayo, bartani waxay sidaa Emailkaaga, Facebook link - gaga, taleefoonkaga, screen name ka iyo cinwanka.
    • History year: dhacdooyinka mudadii aad isticmaalaysay Facebook - ga.


waa muhiim inad isku daydo inaad fahamto inaad sifiican uga shaqayso maclumaadkaaga khaaska ah iskuna daydo inaad fahamto. 
Fadlan la soco muqaal shaashadeed tababar ah oon dhawaan halkan kusoo bandhigayo kaas oonkaga hadlayo mawduucan maadama oo mawduucan dadka intooda badan uu ka daahan yahay.

No comments:

Post a Comment