waxaa dhacda in web sites ka qaar aan waxba laga copy yayn karin. waxaa laga yaaba waxaa laga yaabaa inaad aragray fariin soo boodada (pop up message) "right click functionality has been disabled" - qoraalkan oo ah qoraalka rasmiga ah ee ku kaydsan fariin sidahan (default message parameter) lakin mararka qaar waxaa laga yaaba inaad aragto qoraal kale oo la soo galiyay "custom input parameter". hadaba su'aashu waa sidee ay u shaqeeyaa system kani?
Si ay u xanibaan shaqada midig guji "right click" ee hagaha "mouse" inta badan website dadu waxay isticmaalaan Java script. Java script waxay awood u sii saa inay xanibaan shaqada "guji midig", xanibaan sawirada, iwm.
SIDEE JAVA SCRIPT U SHAQAYSAA
ka hor intaanaan hore u sii socon Java script waa luuqad taas oo loo isticmaalo in ay la shaqayso dhaqdhaqaaqa hadba qofka isticmaalaha markaa.
markaas hadii isticmaaluhu rabo inuu browser kiisa xidhi luuqadani waxay ku jawaabaysaa dareen (even trigering), i w m.
SIDEE JAVA SCRIPT LOO XIDHAA
xidhida java script macneheedu waa inaad xanibtu dhamaan shaqooyinki uu ugu talo galay desiner in ay la fal galaan dhaqdhaqaaq yadu uu isticmaalha ama booqduhu qadayo. xanibida java script way kala duwan program - ka program, lakin dhaman waxay ka midaysan yihiin inaad hesho barta laga mamulo (options) ka programka ka dibna usii dhaafto amar ka security ka dibna dooro script disable.
Internet Explorer
1. halka Menu Bar ka, TOOLS
2. Internet Options
3. Security
4. script hosteda ---> Disable
Google Chrome
1. Menu ga Chrome, Koonaha Midig kore dooro TOOLS
2. Page ka waxka badalka (settings) dooro "Advanced Settings"
3. Privacy - ga hoosteed door amarka "content settings"
4. Java script hoosteeda dooro "do not allow javacript to run this site"
dhamaan kuwa kale way ku dhow yihiin uun.
Author: A.fatah Ahmed
read More On Facebook


No comments:
Post a Comment