Sidee loo badalaa macluumaadka aas aasiga ah ee FB?

Waa maxay macluumaad ka aas aasiga ah ee
FB
?
maclumaadka aas aasiga ahi waa xogta shakhsiyeed ee qofka taas oo dadka kalena uu lawadagi karo sida: (jinsiga, sida loo la soo xidhiidhi karo, xidhiidhada uu leeyahay, shaqada iyo waxbarashada).

sidee loo wax looga badala maclumadka shaqsiyeed?


  1. Bartaada Facebook - ga, gal timelinekaga
  2. sawirka daaha dushiisa dooro "UPDATE INFO"
  3. ka dib halkaas waxaad ka badali kartaa:
    • work and education: adigoo qoraya, halkaad ka shaqayso, halkaad kasoo shaqyasay, iyo schoolki ad ka baxday dugsi sare.
    • relationships and family: halkana waxaad ka badali karta cida aad xidhiidh la leedahay iyo xidhiidhka idinka dhexeya sida: xaaskaga, saxiibka ama saxibadaa, iwm. Sidoo kale waxaad halkan kusoo darsan karta xubno ka tirsan qoyskaaga adigoo xusayana xidhiidhka aad la leedahay. 
Relationships and Family

    • living: halkan waxaad ku qoraysaa magaalada aad ku nooshahay iyo taad ku dhalatay.
    • Basic information: waxay tani ka koobantahay taariikhda dhalashda, jinsiga, xalada xidhiidh, iyo aragtida diineed.
    • contact information: macluumaad ka lagaala xidhiidhayo, bartani waxay sidaa Emailkaaga, Facebook link - gaga, taleefoonkaga, screen name ka iyo cinwanka.
    • History year: dhacdooyinka mudadii aad isticmaalaysay Facebook - ga.

Sidee loo badalaa Sawirka Daaha ee FB (Cover Photo)?

Waxaan hore uga soo hadalnay "waa maxay time line". Waxaan waxa ka qorey naa markale inagoo sii dhex galayna isticmaalka shabakada facebook. waxaan ka hadlaynaa hada: sidee loo badala sawirka daaha facebook - ga (how to change cover photo?)

Waa maxay farqiga u dhexeeya: Profile photo vs Cover photo

Cover photo waa sawirka danbe ee FB - ga kaasoo oo qariya in badan, sawirkan waxa la arka marka labooqdo bogaaga FB- ga.

SIDEE ~ MAXAAD KA TAQAAN EREYGA "time line" EE FACEBOOK

Waxaad maalin walba aragtaa erayga "time line" markaad Facebook (FB) ku jirto markaa - su'aasha iswaydiinta mudani waa:

Waa maxay timeline?

xilisida FB
Time line waa isuganta sawiradaada, dhaqdhaaqa iyo dhacdooyinka ka sheekaynaya taariikhdaada.

Micnaha somali ee ugu dhow ee la siin karaa waa: "wakhti side" ama "Barta xiliga".
hoos waxaan ku qoray waxaa yaabaha "Time Line" - ka aad ka qabankarto:

  1. Add cover photo ( soo galinta sawirka daaha danbe ee FB kaga)
  2. Edit your basic information ( wax ka badal macluumaadkaga khaska ah)
  3. Jump to story from your past (milicso sheeko aad hore u abuurtay)
  4. view a log of your facebook activity (arag khaydka dhaqdhaqaaqyadaada)
  5. start story you want to highlight (calaamadi sheeko gaara)
  6. Add life events (ku dar dhacto taagan)
  7. Update your status (cusboonaysii xaladaada)
  8. view and add photoes (arag kuna soo dar sawiro)
  9. share your app activity (la wadaaga dhaqdhaqaaqa barnaamij yadaada)
  10. see highlights from each month (milicso muhiimadaha bilkasta)

MAXAD KA TAQAAN WEB SITES KA AAN WAXBA LAGA COPY - YAYN KARIN


waxaa dhacda in web sites ka qaar aan waxba laga copy yayn karin. waxaa laga yaaba waxaa laga yaabaa inaad aragray fariin soo boodada (pop up message) "right click functionality has been disabled" - qoraalkan oo ah qoraalka rasmiga ah ee ku kaydsan fariin sidahan (default message parameter) lakin mararka qaar waxaa laga yaaba inaad aragto qoraal kale oo la soo galiyay "custom input parameter". hadaba su'aashu waa sidee ay u shaqeeyaa system kani?
Si ay u xanibaan shaqada midig guji "right click" ee hagaha "mouse" inta badan website dadu waxay isticmaalaan Java script. Java script waxay awood u sii saa inay xanibaan shaqada "guji midig", xanibaan sawirada, iwm.


Live is like a movie. when you watching movie you have only three options, to watch it as its, to change and play another one, and to turn off.
But, it something pre-programmed and recorded before and you have no fourth option.

The Quote of the week?

The Quote of the Week
No One succeeds with the absence of obstacles but only few have the Audacity of facing Difficulties


dear visitor please help us your experience: ---it is your turn to quote some thing ----
post a comment